1 . Cunto cafiaad leh Cun cunto isku dheelitiran: Waxa muhiim ah in aad hesho cuntooyin ka kooban qeybaha muhiimka ah sida carbohydrate protein ka dufanta iyo fitaminada iyo macdanada Cun cuno khudaar iyo miro badan: Khudaarta iyo miraha waxey ley yihiin fiber vitamins iyo antioxidant kuwaas oo kor uqaada difaaca jirka Yaree cuntooyinka warshadeesan: Iska ilaali cunista cuntooyinka songorta iyo dufanka badan leh ,kuaas oo kordhinkara halista cudrrada sida sonkorowga iyo wadna xanuunka 2 . Cab biyo kugu Filan . Biyaha waa muhiim: Cab biyo badan maalintii si jirkaaga u ahaado mid fuuq leh (hydrated ). Biyaha waxey ka cawiyaan in jirku si fiican u shaqeeyo oo ay qashinka ka saarano 3. Jimicsi joogto ah samee Samee jimicsi joogto ah: waxa lakula talinayaa inaa uku yaraan 30 daqiiiqo malintii jimicsi fudud sameyso sida socodka ,orodka, ama dabaasha Kashaqee murqahaaga: ka shaqeynta murqaha waxey ka caawisaa jirka inuu noqdo...
Ku soo dhawaaw bogena talooyinka caafimaadka