Skip to main content

Talooyin Caafimad O aad Muhiim uku ah JIrgakaa

 1. Cunto cafiaad leh 

Cun cunto isku dheelitiran: Waxa muhiim ah in aad hesho cuntooyin ka kooban qeybaha muhiimka ah sida carbohydrate protein ka dufanta iyo fitaminada iyo macdanada

Cun cuno khudaar iyo miro badan: Khudaarta iyo miraha waxey ley yihiin fiber vitamins iyo antioxidant kuwaas oo kor uqaada difaaca jirka 

Yaree cuntooyinka  warshadeesan: Iska ilaali cunista cuntooyinka songorta iyo dufanka badan leh ,kuaas oo kordhinkara halista cudrrada sida sonkorowga iyo wadna xanuunka 






.Cab biyo kugu Filan 

. Biyaha waa muhiim: Cab biyo badan maalintii si jirkaaga u ahaado mid fuuq leh (hydrated ).

Biyaha waxey ka cawiyaan in jirku si fiican u shaqeeyo oo ay qashinka ka saarano 

3. Jimicsi joogto ah samee

Samee jimicsi joogto ah: waxa lakula talinayaa inaa uku yaraan 30 daqiiiqo malintii jimicsi fudud sameyso sida socodka ,orodka, ama dabaasha 

Kashaqee murqahaaga: ka shaqeynta murqaha waxey ka caawisaa jirka inuu noqdo mid xoogan oo cafimaaqaba waxeyna yareysaa suurtagalnimada dhaawacyada .

4. Hurdo kugu filan 

Hurdo kugu filan seexo: Hurdo wanaagsan (7_9 sacadood malintii ) Waxey taagertaa shaqada maskaxda , waxeyna jirka sii saa fursad uu ku soo kabsado .Hurdadu waxey jirkaaga usoo celisaa tamarta jirka waxeyna sii saa awood 

5. Ka Hortagga Cudurada 

Iska tallaal: Qaado tallaalada laka maar maanka ah si aad uga hortagto cudurrada la is qaadsiyo .

. Nadaafad muhiim ah: Gacmaha ku dhaq biyo iyo saabun si joogto ah, khaas ahan markaad musqusha ka soo baxdo, si aad uyareyso faafitaanka bakteeriyada iyo jeermiska .

6. Xakameynta Walbahaarka (Stress)

Hel waqti aad nasato : jimicsiyada nafiska sida yoga, meditation, iyo nasasho joogto ah axey caawiyaan yarreynta walbahaarka oo caafimaadkaga maskaxda iyo mid jireedba wax weyn utaraya .

7. Kormeer Caafimaad Joogto ah 

La soco cfimaadkaaga: Samee baritaanada cafimaad ee joogtada ah si looga hortago ama loo ogaado cudurrada marka ay bilow yihiin, sida dhiig-karga, macaanka, iyo cholesterol-ka sare

Raacida talooyinka caafimaad waxey ka caawisaa jirkaaga inuu noqdo mid xooggan oo cafimaad leh, taasoo ka caawin doonta inaad ka fogaato cudurada 







Comments